Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2018

No Image

Kismaayo:Nabadsugida Jubbalad ayaa Wariyaha Tv-ga Somalicable xabsiga utaaxtay Mar uu ku guda Jiray Duubista 8 Febaraayo

8th February 2018 admin 0

Maantey Abaare 1:00Pm Duhurnimo Ayaa Wariye Saabir Cabdul-qaadir Warsame Oo U Shaqeeyo Tv-ga Somalicable Xili Uu Ku Guda Jirey Duubista Muuqaalo Uu Kaga Warbixinaayey 8 […]

wasiir

Daawo:Wasiirka Gadiidka iyo Dekadaha Puntland oo Iska Difaacay eedomo uu usoo jeediyey Xildhiban Cumar Ismaaciil “waabari

8th February 2018 admin 0

Daawo:Isu soo baxa Nabada iyo Waxqabadka Dowlada oo Kadhacay Caabudwaaq

8th February 2018 admin 0

Isu soo bax ay ku muujinayaan jacaylka ay u qabaan Nabadda Waxqabadkii Dowlada Nabad Iyo Nolol ayaa magaalada Caabudwaaq ka qabsoomay, waxaana uu bilowday dadaaalka […]

No Image

Dhagesyo:Xildhibaan ku edeeyey Maamulka Gaas inuu Kamasuul yihiin Doonta ku Dagtay Boosaaso waxayna gabeen Masuuliyadoodii

8th February 2018 admin 0

Dekada Boosaaso oo dhawaan lagu wareejiyey Shirkad Laga Lee yahay dalka Imaaradka Carabta si shaqadeeda Iyo qalabkeeda kor loogu qaado ayaa waxa hada soo food […]

No Image

Maxaa laga dhaxlaa dhulka dad weynaha ee la siinayo shirkadaha gaarka loo leeyahay? W/Q Ibrahim Aden Shire

8th February 2018 admin 0

Waxaa dhawaanahaan nagu soo batay maqalka dhul la siiyay shirkad ama shaqsiyaad lagu sheegay inay maal galinayaan. Dhulkaan wuxuu ku yaal magaalooyin waxaana bixiyo maamulka […]

Sawirro:-Al-Shabaab Oo Odayaal Ay U Tababareen Toogashada Soo Bandhigay.

8th February 2018 admin 0

Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ayay Al-Shabaab ku soo bandhigeen tiro Odaayaal ah oo ay mudo u tababarayeen Toogashada. Goobta Odayaashaan lagu soo bandhigayay […]

Sawirro:-Sanad-Guuradii 1aad Ee Doorashada Farmaajo Oo Lagu Maamuusayo Adeeg Caafimaad Bilaash Ah

8th February 2018 admin 0

Muqdisho Maanta waxaa laga dareemayaa Sanadguuradii Koowaad ee markii la doortay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku beegneyd Maanta oo kale 8,dii […]

Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta U Fadhiya soomaiya

8th February 2018 admin 0

Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa kulan gaar ah wuxuu la yeeshay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya dalka Somaliya. Kulanka oo ka dhacay Madaxtooyadda Villa […]

M/Hirshabeele oo beeniyay in cudurka shuban biyoodka uu ka dilaacay Deegaanadeeda Maamulkaasi

8th February 2018 admin 0

Wasaarada Caafimaadka ee Maamulka Hirshabeele ayaa beenisay in Gobolka Shabeelada Dhexe ay dad ugu geeriyoodeen cudurka Shuban biyoodka, oo maal mihii dambe lasoo sheegayay in […]

Diyaar garow dagaal oo ka taagan gobalka Gedo.

8th February 2018 admin 0

Wararka naga soo gaarayo gobalka Gedo ayaa soo sheegaya in dhaq dhaqaaqyo ciidan ay ka jirto degmooyin ka tirsan gobalkaasi Gedo oo dhaca koofurta Galbeed […]

Shirka Golaha Amniga Qaranka oo maanta lagu wado in la soo gaba-gabeeyo.

8th February 2018 admin 0

Gelinka hore ee maanta ayaa lagu wadaa in la soo gaba-gabeeyo Shirka golaha amniga qaranka oo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho, waxa […]

dolow

Kulan looga hadlayay horumarinta Dooloow oo ka dhacay degmadaas

8th February 2018 admin 0

waxaa Magaalada Doolow ee gobolka Gedo ka dhacay kulan looga hadlaayey Horumarinta Degmada Doolow, kulankaas waxaa ka qayb galay maamul Degmada Doolowiyo waxgaradka degmadaas waxaana […]

No Image

Kulan balaaran oo looga hadlayay Gudniinka fircooniga oo ka dhacay Garbahaareey

8th February 2018 admin 0

Bulshada magaalada Garbahaaray ayaa kulan wacyi galina ka yeeshay Gudniinka Fircooniga ah waxaana kulankaan kasoo qayb galay qaybaha bulshada Iyo maamulka magaalada Garbaaharay, waxagaradka Iyo […]

No Image

Muuqaal:Bulshada Caabudwaaq ayaa Soo dhaweysey waxqabadii Dowlada Soomaliya oo sanad Jirsatay

7th February 2018 admin 0

Bulshada Degmada Caabudwaaq ayaa waxay fikirkooda ka dhiibteen waxqabadkii dowlada Soomaliya oo halsano Jirsatay waxayna shegeen in ay waxbadan ku guulaystay sanadkaas ay jirtay waxayna […]

No Image

Soomaliland oo soo saartay Qodobo looga hortagi karo Sicir baraka Balaaran ee Kajira

7th February 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 … 19 20 21 … 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes