Daawo:Isu soo baxa Nabada iyo Waxqabadka Dowlada oo Kadhacay Caabudwaaq

Isu soo bax ay ku muujinayaan jacaylka ay u qabaan Nabadda Waxqabadkii Dowlada Nabad Iyo Nolol ayaa magaalada Caabudwaaq ka qabsoomay, waxaana uu bilowday dadaaalka Nabad raadinta Caabudwaaq markii uu socdaalka ku yimid dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dalkeena Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo isagoona ugu baaqay in loo saldhigo Nabadda si horumar loo gaaro waxaana uu sameeyay Gudi uu u xilsaaray ka miro dhalinta heshiiska ,

Masuuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug oo uu hogaaminayo Madaxa Golaha xukuumadda Shiikh Maxamed Shaakir ayaa u yimid Magaalada inay la wadaagaan bulshada Degmada iyo deegaanada farxadda iyo kala qayb galka daah furka Nabadda Iyo Sanadguuradii kaso wareegtay markii ladoortaya Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.