Dhagesyo:Xildhibaan ku edeeyey Maamulka Gaas inuu Kamasuul yihiin Doonta ku Dagtay Boosaaso waxayna gabeen Masuuliyadoodii

Dekada Boosaaso oo dhawaan lagu wareejiyey Shirkad Laga Lee yahay dalka Imaaradka Carabta si shaqadeeda Iyo qalabkeeda kor loogu qaado ayaa waxa hada soo food saaray caqabado badan taas oo ay Doonyo u rarnaa Ganacsatada Puntland ay ku dageen Dekada Boosaaso qaarna soo caariyeen.

Hadaba Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi Oo Kamid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa eedeyn u jeediyay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Puntland, mar uu waresyi Siinaayey Wariye Yuusuf Cabdi shire oo ka tirsan tirsan Talefishinka Iyo Idaacada SBC.

Xildhibaan Cumar Ismaaciil ayaa sheegay inaan la aqbali Karin qasaaraha soo gaaray Bulshada soomaliyeed oo ay sabab u yihiin Maamul xumada ka jirta Dekada Boosaas, waana inay mag dhow ka bixiyaan qasaaraha soo garay Ganacsatada

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.