Kulan looga hadlayay horumarinta Dooloow oo ka dhacay degmadaas

dolow

waxaa Magaalada Doolow ee gobolka Gedo ka dhacay kulan looga hadlaayey Horumarinta Degmada Doolow, kulankaas waxaa ka qayb galay maamul Degmada Doolowiyo waxgaradka degmadaas waxaana laysku raacay in laga wada shaqeeyo Horumarka Doolow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.