Kulan balaaran oo looga hadlayay Gudniinka fircooniga oo ka dhacay Garbahaareey

Bulshada magaalada Garbahaaray ayaa kulan wacyi galina ka yeeshay Gudniinka Fircooniga ah waxaana kulankaan kasoo qayb galay qaybaha bulshada Iyo maamulka magaalada Garbaaharay, waxagaradka Iyo Haweenka kasoo kaqayb galay munaasabadaan ayaa waxaay sheegeen in loo baahan yahay in labadilo wacyigalinta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.