Muuqaal:Bulshada Caabudwaaq ayaa Soo dhaweysey waxqabadii Dowlada Soomaliya oo sanad Jirsatay

Bulshada Degmada Caabudwaaq ayaa waxay fikirkooda ka dhiibteen waxqabadkii dowlada Soomaliya oo halsano Jirsatay waxayna shegeen in ay waxbadan ku guulaystay sanadkaas ay jirtay waxayna qabatay waxaay dowladihii hore ay ku qaban waayeen Afar sano sida Amaanka,Musuq maasuqa,Maxaabiista, Bixinta mushaarka CiidamadaSoo celinta Maxaabiista, qadarinta Dowlada Soomaliya Iyo kuwa kale oo halkaan lagu soo koobi Karin.

Hoos kadaawo warbixintii Cabdikariim Bulxan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.