Kismaayo:Nabadsugida Jubbalad ayaa Wariyaha Tv-ga Somalicable xabsiga utaaxtay Mar uu ku guda Jiray Duubista 8 Febaraayo

Maantey Abaare 1:00Pm Duhurnimo Ayaa Wariye Saabir Cabdul-qaadir Warsame Oo U Shaqeeyo Tv-ga Somalicable Xili Uu Ku Guda Jirey Duubista Muuqaalo Uu Kaga Warbixinaayey 8 Feebaraayo Ee Doorashadii Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaayo Ay Is Afdhaafeen Mid Ka Mid Ah Taliyeyaasha Ciidanka Nabad Sugidda Jubaland Taas Oo Askarika Uu Wariyaha Ku Amrey Inuu Daayo Duubista Kadibna Uu Wariyaha Amarkaas Diidey Waxayna Taas Sababtey In Wariyaha Loo Taxaabo Xabsiga Fi’aad Ee Ay Nabad-Sugiddu Leedahay, mana markii u horaysay oo xiraan Wariye saabir Iyo wariyaal kale.

Maamulka Axmed Madoobe ayaa caadi ka dhigtay xariga wariyaasha, xildhibanada Iyo qaybaha kale duwan ee Bulshada Jubbaland, Wararkeena dambe kale socda waxii kasoo kordha xariga wariye Saabir

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.