Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2018

saadiq

Daawo:Xildhibaanada kala Farah Xasan, Saadiq Warfaa, Cabdi Xaakiim Macalin ayaa gaaray Degmada Balanbal

26th January 2018 admin 0

Waxaa Degmada Balanbal ee Gobolka Galgduud gaaray Xildhibaano ay kamid yihiin Farah Xasan, Saadiq Warfaa, Cabdi Xaakiim Macalin Iyo madaxwayne kuxigeenka Galmadug Maxamed xaashi, Madaxdaan […]

dolow

Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo Gaaray Degmada Dooloow ee Gobolka Gedo

26th January 2018 admin 0
No Image

Muuqaal:Saraakiil Katirsan Ciidamada Xooga oo Gaarey Baladweyne

26th January 2018 admin 0
dorasho

Gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka Somalia ayaa kulamo wadatashi ah la qaatay dhalinyarada Qaradho

26th January 2018 admin 0
deeqa

Maxaad Kala Socota Madaxwayne Hirshabeele oo Wariyaasha miduu Xiro iyo Miduu laad franch ku dhufto kadhigay

25th January 2018 admin 0

Wariyaasha Ka hawgala Magaalada Jowhar Xarunta ku meel gaarka ah ee Hirshabeele ayaa waxaa soo food saartay Cabsi balaaran Iyo ayakoo shaqadooda u madax banan […]

sayid

Madaxwayne kuxigeenka 1aad ee Jubbaland oo ka tacsiyeeyey Geeradii Korneel Cabdulaahi Cismaan Isaaq Iyo saraakiishii kale

25th January 2018 admin 0

Madaxwayne kuxigeenka 1aad Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka tacsiyeeyey Geeradii Korneel Cabdulaahi Cismaan Isaaq Iyo saraakiishii kale ku geeriyootay qarax ka dhacay Magaalada muqdisho […]

No Image

Dhagesyo:Ciidamada Jubbaland oo Kismaayo ku rasaas ku Furay Banaanbaxayaal dhulkooda la boobay

25th January 2018 admin 0

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Jubbaland ay rasaaseeyeen dad ku banaanbaxayay Gudaha Magaalada Kismaayo, Dadka banaanbaxa dhigayay […]

No Image

Wasiirka Cadaalada Somaliya iyo Madaxweyne Waare oo maanta Dhagax Dhigay xabsiga Jowhar.

25th January 2018 admin 0

Wasiirka Wasaarada Cadaalada Xukumada Fedraalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji Cilmi iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Shirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta dhagax dhigay xabsigii hore ee […]

jim

khatarta federaalka iyo garasha la,aanta Soomaalida W/Q Jimcaale

25th January 2018 admin 0

Marka laga soo bilaabo shirkii Imbigaati ee dalka Kenya,sanadkii 2000.waxaa ummadda Soomaaliyeed loo tumay durbaan Federaal,ayyada oo gacanta loo geliyey buug arintaas ku qoran tahay […]

No Image

Shacab Carreysan Oo Dibadbax Ka Dhigay Kismaayo

25th January 2018 admin 0

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay dibadbax ka dhigeen shacab ka carreysan bur-burin lagu sameeyay guryo […]

Qarax miino oo ciidamada Itoobiya lagu eegtay gobalka Bay.

25th January 2018 admin 0

Wararka laga helayo Degaanka Awdiinle oo u dhow Magaalada baydhabo ee Xaruunta gobalka Bay ayaa Sheegaya in Qarax Miino lala Eegtay kolonyo gaadiid oo ay […]

No Image

Kulan Lagu Soo dhoweeynayey Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Banaadir ayaa Muqdisho ka dhacay

25th January 2018 admin 0

Munaasabada Lagu soo dhaweynayo Gudoomiyaha Cusub Gobolka Baanadir Yariisow ayaa waxay ka dhacday magaalada Muqdisho. Muanaasabadaan lagu soo dhawynayao Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka baanadir ayaa […]

Akhariso-: Maxaa laga bartay Safarkii Madaxweynaha ee Puntland iyo Galmudug?

25th January 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa socdaal qaatay muddo 17 maalmood ah waxa uu ku maray Gobollada Nugaal, Bari, Mudug iyo Galguuud […]

thaabit

Thaabit oo magacaabay Guddiga xil wareejinta Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ee Xafiiska sii baneynaya Thaabit Cabdi Maxamed ayaa maanta magacaabay Guddiga Xilwarerjinta.

25th January 2018 admin 0

Guddigan uu magacaabay Thaabit Cabdi Maxamed Duqii hore ee Muqdisho ayaa waxa ay ka kooban yihiin Saddex iyo Toban xubnood oo isugu jira Rag iyo […]

R/W Kheyrre oo la kulmay dhigiisa Norway.

25th January 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Davos ee Dalka Switzerland kula kulmay dhigiisa Ra’iisul Wasaaraha Norway Erna Solberg. Kulanka labada dhinac […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes