Daawo:Xildhibaanada kala Farah Xasan, Saadiq Warfaa, Cabdi Xaakiim Macalin ayaa gaaray Degmada Balanbal

saadiq

Waxaa Degmada Balanbal ee Gobolka Galgduud gaaray Xildhibaano ay kamid yihiin Farah Xasan, Saadiq Warfaa, Cabdi Xaakiim Macalin Iyo madaxwayne kuxigeenka Galmadug Maxamed xaashi, Madaxdaan dib uGu soo noqday Degmada Balanbal ayaa waxaay kamid ahaayeen waftigii Madaxwaynaha Soomaliya ee socodka Nabada Iyo Horumarinta ku maraayey Puntland Iyo Galmudug.

Waftigaan gaaray Degmada Balanbal ayaa waxay degmada Balabal Iyo Galmudug u joogaan sidii ummada kunool ay si nabada uwada noolaan laahayeen waxayna maanta Salaada Jimcaha kula tukadeen Boqolaal kamid ah shacabka Degmada Balanbal.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.