Madaxwayne kuxigeenka 1aad ee Jubbaland oo ka tacsiyeeyey Geeradii Korneel Cabdulaahi Cismaan Isaaq Iyo saraakiishii kale

sayid

Madaxwayne kuxigeenka 1aad Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka tacsiyeeyey Geeradii Korneel Cabdulaahi Cismaan Isaaq Iyo saraakiishii kale ku geeriyootay qarax ka dhacay Magaalada muqdisho waxuuna ilaahay uga baryey in ilaahay dambigooda dhaafo kuwii ku dhawaacmayna Samir Iyo iiman naga siiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.