Maxaad Kala Socota Madaxwayne Hirshabeele oo Wariyaasha miduu Xiro iyo Miduu laad franch ku dhufto kadhigay

deeqa

Wariyaasha Ka hawgala Magaalada Jowhar Xarunta ku meel gaarka ah ee Hirshabeele ayaa waxaa soo food saartay Cabsi balaaran Iyo ayakoo shaqadooda u madax banan waayey , wariyaasha ayaa inta badan waxay ka hadlkaan Madaxda Hirshabeele oo xarun ku meel gaara ka dhigta Magaalada Muqdisho taas oo shacabka Iyo Xildhibanada Hirshabeele Walwal ku haysa.

Madaxda uGu sareeysa Maamulka Hirshabeele sida Madaxwyanaha,Gudoomiyaha Baarlamanka, Madaxwayne Kuxigeenka ayaa dhaar ku maray inay si daacad ah uga shaqeynayaan Shacabka Hirshabelee taasina ma dhicin oo waqtigooda inta Badan waxay ku dhunshaan Joogitaanka Magaalo Madaxda Soomaliya ee Muqdisho..

Maantaa ayaa Ciidamada Hirshabeele ayaa waxay jir dil foolxun u gesyteen wariyaha TVGA Somali Cable uga soo warama Magaalada Jowhar Iqra Cabdulaahi Raage “Iqra Ladan” dilkaan ayaa ahaa dhacdo fool xun oo argagax leh.

 

Dhawaan bay ahayd markii Wariye Dulmi diid shaashaa oo ahaa wariyaha Tvga RTN Iyo Agaasimaha CITY FM Jowhar uu mudo kabadan Todobaad xasi ku jiran kadibna dadaal ay sameeyeen Xildhibanada Iyo waxgaradka Hirshabeele lagu soo daayey.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.