Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2018

hirshabele

Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle oo Xildhibaan u tartamaya

27th January 2018 admin 0

Madaxweynihii hore ee Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa shaaciyay inuu u tartamayo Kursiga Xildhibaano ee golaha shacabka ee yaalla Magaalada Jowhar. Kursigaan ayaa waxaa […]

No Image

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Looga Yeeray Itoobiya

27th January 2018 admin 0

War ay heshay Dalsan ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas uu dhawaan aadi doono Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya kadib […]

Xarumaha Lagu Dhaqo Gawaarida Ee Magaalada Gaarisa Oo Albaabada La Isugu Dhuftay

27th January 2018 admin 0

Shirkadda maamusha biyaha magaalada Gaarissa ayaa joojisay biyihii ay siin jirtay xarumaha lagu dhaqo baabuurta ee magaaladaasi. Shirkadda ayaa waxaa ay sheegtay in dadka dhaqa […]

Dowlada Soomaaliya oo taageertay howgalka Turkiga uu ka wado Gobolada Waaqoy Bari ee Suuriya

27th January 2018 admin 0

Sida ay qortay wakaalada wararka ee Anadolu Agency Dowlada Soomaaliya ayaa u muujisay Dowlada Turkiga taageero ku aadan howlgalada ciiidamada Turkiga ay ka wadaan gudaha […]

khayre

R/W Kheyre “Dowlada waxaa ka go`an inay dib u soo kabsato”

27th January 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caalamka ka codsaday in la dar-dargaliyo sidii Soomaaliya looga dhaafi lahaa daynta si ay ugu […]

No Image

Cali Cabdulaahi Cosoble Oo Lagu Soo Dhaweeyay Jawhar iyo asagoo sheegay inuu usharaxan yahay

27th January 2018 admin 0

Madaxwaynihii Hore Hirshabeele Cali Cosoble ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey Magalada Jowhar ee Xarunta ku meel gaarka ah ee Hirshabeele Cali Cosoble ayaa waxuu u […]

buurdhuube

Faallo: Taariikhda Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo. W/Q Mohamed Magan

26th January 2018 admin 3

Buurdhuubo waxay kamid tahay Degmooyinka Gobolka Gedo, waxay dhacdas bariga Gobolka gaar ahaane xuduuda kala qeybisa Gobolada Gedo iyo Bay, waa Magaalo dhul beereed wax […]

hodan

Daawo:Hodan & Haweenka Show Dood Xiiso badan Sodohda Iyo Gabadha Midkee Qaldan?

26th January 2018 admin 0

Magaalada Nairobi ee Caasumada dalka Kenya waxaa lagu qabtay Showgii Hodan Iyo Haweenka oo diirada lagu saaray dhibaha ka dhasha Sodohda Iyo Gabadhaha waxaa daadihinaayey […]

No Image

Aqoon yahay Bashiir Maxamed oo codsaday Inuu Kamid Noqdo Gudiga Xuduudaha iyo Barriga

26th January 2018 admin 0

CODSI KAMID NOQOSHO GUDDIGA LA SAMEYNAYO OO UU KU DHAWAAQAY GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE MUDANE CABDI XAASHI CABDILLAAHI EE DIFAACA XUDUUDAHA BADDA IYO BIRRIGA. WAAXAAN MADAXWEYNE […]

ugaas

Daawo:Ugaas Axmed barre Taakooy ayaa sheegay Ciidamada amaanka inay lawareegeen amaanka Degmada Caabudwaaq

26th January 2018 admin 0

Waxaa degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ka dhacay Kulan ay ka qayb galeen ugaas Axmed Barre Taakooy, Madaxwayne kuxigeenka Galmadug Maxamed xaashi wasiiro, xildhibaano, waxgarad […]

sakariya

Daawo:Xildhibaan Sakariye Xaaji Xasan oo kamid ahaa Waftigii Madaxwaynaha Somaliya ayaa Qiimayn ku Sameeyey Adeegyada Bulshada ee Magalada Xeraale.

26th January 2018 admin 0

Xildhibaan Sakariye Xaaji Xasan oo kamid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Dawlada Faderaalka oo wali ku jooga Booqasho shaqo Magaalada Xeraale ayaa ka qayb galay Maanta kulan […]

jubaland

Xildhibaanada Jubbaland oo mooshin ka wada wasiirada maamulkaas

26th January 2018 admin 0

Wararka ka imaanaya magaalada kismaayo ayaa sheegaya in kabadan 40 xildhibaan ay saxiixeen mooshin kalsooni kala noqosho ah oo la xiriira wasiirada maamulkaas. Maalmihii lasoo […]

No Image

Dhageyso:Warbixin looga hadlaayo Boobka Hantida Bulshada ee Kasocotaa Kismaayo

26th January 2018 admin 0

Waxaa isi soo taraya Boobka,dhaca Iyo tacadiyada loo gaysano Bulshada jubbaland ee ku sugan Magaalada Kismaayo xarunta Kumeel gaarka ah ee Maamulka Jubbaland, Dhibaatada Shacabka […]

bararwe

Markab Ciidan iyo Saanad Milatari sida ayaa Gaaray Baraawe”Sawiro”

26th January 2018 admin 0

Magaalada Baraawe ayaa waxaa ka soo degay Markab Siday Shixnad Ciidan oo ay leeyihiin Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM, Markabkaan Sida Shixnada Ciidanka Xooga Dalka […]

cw

Daawo: Caabudwaaq Barnaamij Gaara Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed Faraceeda Galmudug

26th January 2018 admin 0

Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa 20 Janaayo dhagax dhigay Jamacada Ummada Soomaliyeed faraceeda Galmudug ee degmada Caabudwaaq, Jamacadaan ayaa yaa horay loogu yaqaanay Jamacada […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes