Markab Ciidan iyo Saanad Milatari sida ayaa Gaaray Baraawe”Sawiro”

bararwe

Magaalada Baraawe ayaa waxaa ka soo degay Markab Siday Shixnad Ciidan oo ay leeyihiin Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM, Markabkaan Sida Shixnada Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyed Iyo kuwa Amisom ayaa ah mid aad uGu baahnaayeen ciidmada kusugan Baraawo madaama maritaanka jidka Muqdisho Iyo Baraawo uu xun yahay.

Waxaa kaloo Markabkaan wadaa qalab loogu talagay in lagu dhiso garoonka diyaaradaha Magaalada Baraawe.
barawe

barawe

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.