Daawo: Caabudwaaq Barnaamij Gaara Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed Faraceeda Galmudug

cw

Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa 20 Janaayo dhagax dhigay Jamacada Ummada Soomaliyeed faraceeda Galmudug ee degmada Caabudwaaq, Jamacadaan ayaa yaa horay loogu yaqaanay Jamacada Galgaduud hadana waxay loo aqoosaday Jamacada Ummada Faraceeda Galmudug.

Gudgiga Jamacada Ummada qaybteeda Galmudug ee degmada Caabudwaaq ayaa waxaay uga macadam celiyeen dadkii ka qayb qaatay dhismaha Jaamacada ama Maal Iy fikrad ku baxshay waxayna Ummada soomaaliyeed uga baaqeen inay Jamacdaan u furan tahay Cidkasta oo wax kabaranaysa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.