Dhageyso:Warbixin looga hadlaayo Boobka Hantida Bulshada ee Kasocotaa Kismaayo

Waxaa isi soo taraya Boobka,dhaca Iyo tacadiyada loo gaysano Bulshada jubbaland ee ku sugan Magaalada Kismaayo xarunta Kumeel gaarka ah ee Maamulka Jubbaland, Dhibaatada Shacabka lagu hayo ayaa xad dhaaf noqotay waxaan dhibka uGu badan ka imaanayaa Madaxda maamulka Jubbaland waxaana soo badatay Ganacsato loo boobayo hantida dadka tabarta daran sida wayeelka, Haweenka Iyo kuwa lixaadkooda dhameystirnayn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.