Xarumaha Lagu Dhaqo Gawaarida Ee Magaalada Gaarisa Oo Albaabada La Isugu Dhuftay

Shirkadda maamusha biyaha magaalada Gaarissa ayaa joojisay biyihii ay siin jirtay xarumaha lagu dhaqo baabuurta ee magaaladaasi.

Shirkadda ayaa waxaa ay sheegtay in dadka dhaqa baabuurta ay si sharci darro ah ku helaan biyaha ay isticmaalaan.

Ra’iisul Wasaare Khayre ” Waa lama huraan in Soomaaliya ay ku soo noqoto Saaxadda Caalamka”
Jan 26, 2018
Arrintan ayaa waxa ay sababtay shaqo la’aan baahsan oo soo wajahday dadkii nolol maalmeedkooda ka heli jiray dhaqidda gawaarida.

Qaar ka mid ah dadkas ayaa cabashada u gudbay dowladda si wax looga qabto maadaama sida ay sheegeen aysan heyn Shaqo kale oo tan uga roon.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.