Daawo:Hodan & Haweenka Show Dood Xiiso badan Sodohda Iyo Gabadha Midkee Qaldan?

hodan

Magaalada Nairobi ee Caasumada dalka Kenya waxaa lagu qabtay Showgii Hodan Iyo Haweenka oo diirada lagu saaray dhibaha ka dhasha Sodohda Iyo Gabadhaha waxaa daadihinaayey Hodan Xirsi Maxamuud waxaana marti ku ahaa Xaawo Seeraar Colaad Iyo Muxubo Yaasin  oo kamida haweenka Magaalada Nairobi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.