Cali Cabdulaahi Cosoble Oo Lagu Soo Dhaweeyay Jawhar iyo asagoo sheegay inuu usharaxan yahay

Madaxwaynihii Hore Hirshabeele Cali Cosoble ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey Magalada Jowhar ee Xarunta ku meel gaarka ah ee Hirshabeele Cali Cosoble ayaa waxuu u tartamayaa Xubin barlamanka Soomaliya oo uu baneeyey Sanbalooshe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.