Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2018

shakur

Daawo:Cabdirixmaan cabdi shakuur war kasoo saaray Maxkamada Bari lagu qaadaayo

2nd January 2018 admin 0

Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame ayaa soo saaray maanta warsaxaafadeed uu ku sheegay in aysan jirin dacwad sharci ah oo lagu haysto, waxaana uu ku eedeeyay Xeer […]

juxAA

Dhageyso:Wasiir Juxaa oo afkiisa ka dhowray in Soomaliya Lagu soo duulay

2nd January 2018 admin 0

Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaaleynta Cabdi Faarax Juxa oo hogaaminaayey Waftigii Booqashada ku tagay Degmada Baladxaawo ee gobolka gedo ayaa waxuu ka gaabsaday inuu sheego […]

jubaland

Xog Culus:Axmed Madoobe oo kaga digay waftiga Jubbaland ee tagay Baladxaawo inay ka horimaadaan danaha Kenya

2nd January 2018 admin 0

Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo waxaa gaaray wafti uu hoggaaminayay Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka Dowladda Soomaaliya, Waftigaan oo Baladxaawo u tagay xiisadda ka taagan […]

No Image

Daawo:olole lagu muujinaayo Bilicda caasumada ayaa kadhacay Mgaalada muqdisho

2nd January 2018 admin 0
warfaa

Dhagesyo:Xildhibaan Saadiq Warfaa oo weerar afka ku qaaday Dowlada Kenya

2nd January 2018 admin 0

Xogheyaha Gudiga difaaca golaha Shacabka Soomaaliya Xildhibaan Sadiiq Xersi Warfaa oo qeyb ka ah wefdiga Wasiirka Arrimaha Gudaha oo gaaray Balad Xaawo ayaa ka warbixiyay […]

dorasho

Gudoomiyaha Gudida Doorashooyink Madaxa Banan Oo Jawhar Lagu Soo Dhaweeyay

2nd January 2018 admin 0

Wafdi ka socda Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa gaaray Magaalada Jowhar ee Xaruunta Gobolka Shabeelaha dhexe ahna Caasimada Maamulka Hirshabeele.

Maamulka Degmada Bardaale ee Gobalka Baay oo dalbaday in Ciidamo Boolis ah lageeyo degmadaasi

2nd January 2018 admin 0

Saalax Axmed Shiikh guddoomiyaha degmada Bardaale ee gobalka Baay oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay in ay wadaan qorshe ay ku sugayaan amaanka degmadaasi. […]

dekad

Wasiirka Dekedaha oo ka digtay in qashin lagu shubo xeebaha

2nd January 2018 admin 0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maryan Aweys Jaamac ayaa ka digtay in qashin lagu xeebaha Soomaaliya, iyada oo shacabka ugu baaqday in ay […]

Qarax miino oo Ciidamo ka tirsan AMISOM lagula eegtay duleedka degmada Baraawe.

2nd January 2018 admin 0

Wararka naga soo gaarayo gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in saakay Qarax miino lagula eegtay Kolanyo Gaadiid ah oo ka tirsan Kuwa AMISOM oo marayay […]

juxAA

Wasiirka Arimaha Gudaha oo maanta Shir ka furaya Degmada Doolow ee G/Gedo.

2nd January 2018 admin 0

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa oo ku sugan gobalka Gedo ayaa lagu wadaa in maanta uu halkaasi ka furo shir looga hadlayo dhismaha […]

Alshabab

Puntland oo sheegtay in Shabaab ay ku soo badanayaan Deegaano ka tirsan maamulkaasi.

2nd January 2018 admin 0

Saraakiisha amaanka ee Maamulka Puntland ayaa walaac ka muujiyay dagaalamayaal badan oo ka tirsan Shabaab kuwaas oo la sheegay in ay gaarayn deegaanada Puntland. Saraakiishaan […]

No Image

Daawo:Raysawasaare Khayre oo kawar Bixiyey waxqabadkii dowlada

2nd January 2018 admin 0
shabara

Daawo:jaliyad kamida qurbajoogata jubabalnd oo fariin udirtay Axmed madoobe

2nd January 2018 admin 0
No Image

Dad Dhul boob ah oo adeegsadey Maamulka degmada Kismaayo Ciidamada Booliska jubaland ayaa dhacay Dhulkii CasCasay

1st January 2018 admin 0

Warar dheeraad oo naga soo gaaraya magaalada kismaayo ayaa waxaya sheegayaan in dhulka uu lahaa Cabdulaahi jaamac barre Cascasay uu ahaa dhulkii maanta maamulka iyo […]

juxaa

Daawo:wasiir juxaa iyo wafuud kale oo garay Doolow

1st January 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 … 28 29 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes