Wasiirka Arimaha Gudaha oo maanta Shir ka furaya Degmada Doolow ee G/Gedo.

juxAA

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa oo ku sugan gobalka Gedo ayaa lagu wadaa in maanta uu halkaasi ka furo shir looga hadlayo dhismaha Golaha deegaanka iyo dib heshiisiin loo sameeyo dadka ku nool gobalka.

Wasiir Juxa ayaa sheegay in dhismaha Golaha deegaanka ay muhiim u tahay Dowladnimada Soomaaliya si maamulka u gaaro shacabka waxaana maalmihii dambe gobalka Gedo ka taagnaa muran arintaasi ku saabsan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.