Dhageyso:Wasiir Juxaa oo afkiisa ka dhowray in Soomaliya Lagu soo duulay

juxAA

Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaaleynta Cabdi Faarax Juxa oo hogaaminaayey Waftigii Booqashada ku tagay Degmada Baladxaawo ee gobolka gedo ayaa waxuu ka gaabsaday inuu sheego Darbiga Kenya Dhisayso inuu Soo dhexgalaayo Xuduuda Soomaliya iyo in kale iyo in kenya ay ay soo dhaaftay Xududbeenaadkii.
Hoos kadhadeyso

Booqashada Waftigan Baladxaawo tagay waxaa ay ka dhalatay kaddib markii Ciidamada Kenya oo taangiyo wata ay billaabeen in gudaha Baladxaawo ay dhisme sharci darro ah ka sameeyaan taas oo shacabka Degmada Baladxaawo ka horyimaadeen ayakoo ku hubaynsan dhagaxaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.