Dhagesyo:Xildhibaan Saadiq Warfaa oo weerar afka ku qaaday Dowlada Kenya

warfaa

Xogheyaha Gudiga difaaca golaha Shacabka Soomaaliya Xildhibaan Sadiiq Xersi Warfaa oo qeyb ka ah wefdiga Wasiirka Arrimaha Gudaha oo gaaray Balad Xaawo ayaa ka warbixiyay ujeedkooda iyo waxyaabihii u qabsoomay.

Waxa uu sheegay in ay tageen halka Kenya iskudayday in ay ka dhisto derbiga kenya balse ay ka hortageen Shacabka Balad Xaawo isla markaana waxyaabihii ay ku arkeen Shacabka iyo Xildhibaanada Baarlamaanka la wadaagi doonaan.

Ugu dambayntiina waxuu sheegay marnaba aan la ogolaan doonin in taako ka mid ah dhulka Soomaaliya in ay ku soo xadgudubto dowladda Kenya waaxa uu aad uGu mahad celieyey shacabka Baladxaawo sida geesinimada leh ee at iskaga difaaceen ciidamada kenya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.