Dad Dhul boob ah oo adeegsadey Maamulka degmada Kismaayo Ciidamada Booliska jubaland ayaa dhacay Dhulkii CasCasay

Warar dheeraad oo naga soo gaaraya magaalada kismaayo ayaa waxaya sheegayaan in dhulka uu lahaa Cabdulaahi jaamac barre Cascasay uu ahaa dhulkii maanta maamulka iyo ciidamada jubbaland at kusoo duleen.

dhulkaan ayaa waxaa dhacaya sida wararka nagu soo gaarayaan ganacsato adeegsanaya Maamulka degmada kismaayo iyo booliiska jubbaland, warka waxa intaas ku darayaan in ciidamada Jubbland geesteen qasaro isugu Jira hanti iyo dhaawac loo gaystay haween iyo caruur.

Cabdulaahi jaamac barre Cascasay ayaa ah ganacsade aad looga yaqaano Jubooyinka kaas oo hanti ku leh magaalada kismaayo

wararkeena dambe la socda warar dheeraad ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.