Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2018

tabarak

Iftiinkii Maktabadda garbahaarrey (Garbahaarrey library- مكتبة جربهاري)W/Q Tabaarak Cumar Xirsi

5th January 2018 admin 0

Maktabbaddu waa maskaxda kaydiyaha qarsoon sida qofka u leeyahay maskax wax ku kaydsada ayaa makatabadduna ummad waliba ku kaydsataa aqoonteeda, afkaarteeda iyo dhammaan macluumaadka bulshada […]

No Image

Wafdi Heer Federaal ah oo hordhac u ah Madaxweyne Farmaajo ayaa gaaray Garoowe

4th January 2018 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socdo imaan doono magaalada Garoowe madaxweynaha Soomaliya ayaa intuu ku sugan yahay magaalada […]

No Image

Hambalyo Meher Wacan Waxaa Diraaye Ayaale Cabdulaahi Jaamac “Gacal iyo Sukeeyaba Guurkiinaa Lagu farxay

4th January 2018 admin 0

Wasriye sarre Ayaan Cabdulaahi ayaa Waxuu Hambalyo Meher udirayaa Xaaji Caaqil Jiifaa iyo Marwadiisa Ifraax Quule Cabdiqaadir oo maherkooda dhacay markii taariikhdu ahayd 3-January-2018 waxaan […]

qudar

Ganacsadata Keenta Khudaarta Oo Cabasho Ka Muujiay Cashuur Lagu Kordhiyay

4th January 2018 admin 0

Ganacsatada Keenta qudaarta Keenta Soomalilad ayaa ka cabanaya Canshuur labo lab ah oo lasaaray taas oo keentay in ganacsatada qudaarta at sameeyaan bananbaxyo at ku […]

Guddoomiyaha Golaha shacabka Mudane Maxamed Sh.cismaan Jawaari ayaa Maanta la kulmay Howlwadeenada Golaha Shacabka JFS.

4th January 2018 admin 0

Kulan siwayn loo soo Agaasimay islamarkaana ay goobjoog ahaayeen inta badan howlwadeenada golaha shacabka ayaa lagu qabtay hoolka shirarka ee Golaha Shacabka. Kulanka oo uu […]

abuukay

Allaha Unaxariistee Abukar Macalin Cismaan oo ladilay South Africa

4th January 2018 admin 0

Wararka naga so gaaraya dalka South Afrika ayaa sheegaya Allaha Unaxariistee Abukar Macalin Cismaan oo lagu dilay South Africa, dilalka loo gaysto Soomalida ayaa sanadihii […]

axmed

Daawo:Haweenka Soomaliyeed ee Uk oo taageeray qorshaha Maamulka Hawada Soomaliya

4th January 2018 admin 0

waxaa magaalada London ee Casuumada Wadanka Ingiriiska lagu qabtay Xaflad lagu taageerayo maamulka Hawada Sooomaaliya waxaana xafladaan soo qaban qaabiyada Haweenka Soomaliyeed Uk.

Cabdi faarax seed juxe muxuu kayiri xilkii laga qaaday

4th January 2018 admin 0

Waxaan saaka anigaa Airport-ka u socda, si aan u agaasimo booqashada Madaxweynaha ee Puntland, idaacadda ka ogaaday in Xilkii Wasiirnimo layga qaaday. Xilku waa meerto […]

jubba

Maamulka Jubbaland oo amaro dul dhigay Gaadiileyda ka howgalo deeganada maamulkaas.

4th January 2018 admin 0

Wasarada Gaadiidka ee maaulka Jubba-Land ayaa amar ku soo rogtay Gaadiidka Ka howlgalo Deegaanada maamulkaas uu ka arimiyo, Wasiirka wasaarada maamulka jubbaland Maxamed Cabduqaadir maxamed […]

Yuusuf Garaad “Jaawbtii Xil-Ka-Qaadistayda “

4th January 2018 admin 0

Halka ka aqriso qoraal uu bartiisa soo dhigay Wasiir Yuusuf Garaad Cumar oo ka mid xubnihii maanta xilka laga qaaday. Haddii aad qormadaan u akhrineyso […]

khayre

Daawo: Raysawasaare Khayre oo Mgacaabay wasiiro Cusub

4th January 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha ayaa xilalkii ay hayeen ka qaaday Wasiirada kala ah: 1. Mudane Yusuf Garaad Omar, Wasiirkii Wasaarada Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ah 2. […]

Soomaali kufsi ku eedeysan oo Maxkamad la soo taagayo

4th January 2018 admin 0

Qof soo galooti Soomaali ah ayaa lagu eedeeyay inuu isku dayay inuu kufsi kula dhaqaaqo haweeney iyada oo uu ku jirtay isbitaal ku yaal magaalada […]

maraykan

Mareykanka oo sheegay inuu Duqeyn ku dilay Shabaab

4th January 2018 admin 0

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Ciidanka Mareykanka Afrika ee (AFRICOM) ayaa waxaa faah faahin looga bixiyay Duqeyn Talaadadii ina dhaaftay 2-dii January […]

Maamulka degmada mahadaay oo ka warbixiyay dad hubeysan oo lagu qabtay degmadaasi.

4th January 2018 admin 0

Guddoomiyaha degmada Mahadaay ee Gobalka Shabeelaha dhexe ayaa faah faahin ka bixiyay Howlgal Howlgal dad lagu hubeysan lagu soo qabtay oo ay Ciidamada amaanka ka […]

khayre

Ra’iisul Wasaare Khayre oo 3 Wasiir xilkii ka qaaday, isla markaasna magacaabay 3 Wasiir cusub

4th January 2018 admin 0

Muqdisho, 04 January 2018 – Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa 3 wasiir xilalkii ka qaaday, isla markaasna 3 wasiir oo […]

Posts pagination

« 1 … 26 27 28 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes