Daawo: Raysawasaare Khayre oo Mgacaabay wasiiro Cusub

khayre

Ra’iisul Wasaaraha ayaa xilalkii ay hayeen ka qaaday Wasiirada kala ah:
1. Mudane Yusuf Garaad Omar, Wasiirkii Wasaarada Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ah
2. Marwo Khadra Axmed Ducaale, Wasiirkii Ganacsiga iyo Warshadaha
3. Mudane Abdi Farah Said (Juxa), Wasiirkii Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib-u-heshiisiinta

Raysawasaare Khayre ayaa magacaabay wasirada kala ah

Maxamed Cadi Xayir Maareeye Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda JFS
Cabdi Maxamed Sabriye, Waxaa loo magacaabay Xilka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib-u-Heshiisiinta ee Xukuumadda JFS.

Danjire Axmed Ciise Cawad, Waxaa loo magacaabay Xilka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda JFS.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.