Wafdi Heer Federaal ah oo hordhac u ah Madaxweyne Farmaajo ayaa gaaray Garoowe

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socdo imaan doono magaalada Garoowe madaxweynaha Soomaliya ayaa intuu ku sugan yahay magaalada Garowe wuxuu kulamo la qaadan doonaa Madaxwaynaha Puntland Gaas, Masuuliyiin kale Iyo Waxgaradka iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada Puntland.

Booqashada madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulaahi Farmaajo ayaa noqonaysa tii ugu horeeyay tan iyo markii loo doortay uu ku yimaado Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.