Hambalyo Meher Wacan Waxaa Diraaye Ayaale Cabdulaahi Jaamac “Gacal iyo Sukeeyaba Guurkiinaa Lagu farxay

Wasriye sarre Ayaan Cabdulaahi ayaa Waxuu Hambalyo Meher udirayaa Xaaji Caaqil Jiifaa iyo Marwadiisa Ifraax Quule Cabdiqaadir oo maherkooda dhacay markii taariikhdu ahayd 3-January-2018 waxaan amunaasabadaas lagu qabtay Hotel Shirdoon ee magaaladda Caabudwaaq ayagoona ku kala suga Masar iyo Mareykanka

Waxaan leeyahay Allaha ka dhigo labadii isku waara Ubad khayr qabana kala hela Amiin Amiin Amiin

Bye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac
cw

cw

cw

cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.