Maamulka degmada mahadaay oo ka warbixiyay dad hubeysan oo lagu qabtay degmadaasi.

Guddoomiyaha degmada Mahadaay ee Gobalka Shabeelaha dhexe ayaa faah faahin ka bixiyay Howlgal Howlgal dad lagu hubeysan lagu soo qabtay oo ay Ciidamada amaanka ka sameeyeen degmadaasi.

Guddoomiyaha ayaa sheegay raga la soo qabtay hada ay ku socdaan baaritaano la xariiro hubka ay wataan iyo waxa ay ahaayeen, Guddoomiyaha ayaa sheegay in looga shakisan yahay ragaan in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa degmadaasi ka socday Howlgal ay wadayn Ciidamada amaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Milatariga Dalka oo halkaasi maamula.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.