Allaha Unaxariistee Abukar Macalin Cismaan oo ladilay South Africa

abuukay

Wararka naga so gaaraya dalka South Afrika ayaa sheegaya Allaha Unaxariistee Abukar Macalin Cismaan oo lagu dilay South Africa, dilalka loo gaysto Soomalida ayaa sanadihii dambe aad u badnaa dilkaan loogaystay abukar ayaa noqonaya kii uGu horeeyey ee sanadkaan ka dhaca South Africa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.