Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2018

shaasha

Daawo:Sida uu kusoo waramayo Wariye Shaashaa Kulan aan caadi ahayn ayaa dhexmaray Madaxweyne ku xigeenka hirshabelle iyo wasiirka Dastuurka Somaliya

31st January 2018 admin 0
No Image

Axmed Madoobe ayaa Xiray Xafiiskii Talafishinka RTN ee Magalada Kismaayo Kadib Markii lagu tilmaamay Kali taliye

31st January 2018 admin 0

Wararka naga soo Gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee Jubbaland ayaa waxay sheegayaan Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe inuu amar ku baxshay […]

dab

Daawo:Dowlada hoose ee Garoowe oo lagu eedeeyey in wax kaqaban waayeen dabka ka kaca Garoowe

31st January 2018 admin 0

Bulshada kunool Magalada Garoowe ayaa waxay eedeemo usoo jeediyeen dowlada hoose ee Garoowe waxayna sheegeen inay wax kaqaban waayeen sidii loo damin lahaa dababka ka […]

Sawiro”Wasiir Xoosh oo bulshada reer Jowhar kala hadlaya dhameystirka Dastuurka Dalka

31st January 2018 admin 0

Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gudiyadii  laba aqal Barlamaanka ee La-sacodka iyo dib u eegista dastuurka, Gudigga Madaxbanaan ee dib u […]

No Image

Daawo:Ciidamo katirsan Ilaalada Madaxtooyada oo Tababar Usocdo

31st January 2018 admin 0

Cutubyo ka tirsan Ururka 60aad ee Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ayaa tababar ku qaadanaya Villa Soomaliaya kuwaasi oo la rajeynayo in dhowaan loo soo xiro tababarkaas, […]

No Image

Kulan looga Hadlaayey Nabada oo ka dhacay Degmada Balanbale

31st January 2018 admin 0

Waxaa Degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud ka dhacay kulan looga hadlaayey Nabada oo ay kazoo qayb galeen Madaxwayne kuxigeemka Galmudug, wasiiro,Xildhibaano, Iyo waxgaradka dagmada Balanbale.

Dowladda Kenya oo ku dhawaaqday inay mamnuucday dhaq dhaqaaqa mucaaradka NRM

31st January 2018 admin 0

Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay mamnuucay dhaq dhaqaaqa wax iska caabinta ee NRM, iyadoo ku tilmaamtay inay yihiin burcad. Arrintan ayaa ka dambeysay, kaddib […]

Xisbiyada Wadajir, Daljir, Kulan iyo Madasha Horusocod oo soo saaray War saxaafadeed

31st January 2018 admin 0

Xisbiyada Wadajir, Daljir, Kulan iyo Madasha Horusocod oo ay ku midoobeen Xildhibaano ka tirsan labada Gole ayaa soo saaray war saxaafadeed wadajir ah, kaddib kulamo […]

No Image

Daawo:Shirlooga Hadlaayey Abaaraha oo Raysawasare Khayre Ka qayb Galay

31st January 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay shir looga hadlayay dood ku saabsan ka hortaga iyo jawaab ka […]

axmed madoobe

Axmed Madoobe oo Maanta lagu wado inuu la kulmo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland

31st January 2018 admin 0

Wararka naga soo gaarayo magaalada kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa sheegaya in maanta Madaxweyne Axmed Madoobe uu kulan gaar ah la qaato xildhibaano ka […]

Dilalka loo geysanaya Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool Dalka koofur Afrika oo Sii korortay

31st January 2018 admin 0

Qof Soomaali ah oo magaciisa lagu sheegay Maxamed Catoosh ayaa lagu dilay magaalada Cape Town ee dalka koofur afrika , kadib markii rag hubeysan ay […]

shabab

Maamulka Deegaanka Ceel-Cali Oo Ku Dhawaaqay Howlgal Ay Shabaab Uga Saarayaan Deegaankaas

31st January 2018 admin 0

Gudoomiyaha deegaanka Ceel-Cali ee gobolka Hiiraan Abiikar Yarow Cumar ayaa sheegay in ay wadaan Maamulka deegaanka Ceel-Cali iyo Saraakiisha Ciidamada dowladda,iyaga oo garab ka helaya […]

Shabaab & Ciidamada dowladda oo ku dagaalamay xaafad ka mid ah Baledweyne January

31st January 2018 admin 0

Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Al Shabaab iyo ciidanka Xoogga dalka ayaa wuxuu ka dhacay galbeedka Magaalada Baledweyne, kadib markii Al Shabaab dagaalkaan ay soo qaadeen. […]

Dowladda oo diyaarinaysa Qorshaha bixitaanka AMISOM

31st January 2018 admin 0

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay diyaarinayso qorshaha ciidamada AMISOM ay kaga baxayaan Gudaha Soomaaliya,islamarkaana guud ahaan Ammaanka Soomaaliya lagu wareejin lahaa ciidamada dowladda Soomaaliya. […]

lacag

Muqqal:Suuqyada Magaalada Baladwayne ayaa Dib uga Bilaabatay Qaadashada Shilin Soomaliga

31st January 2018 admin 0

Posts pagination

1 2 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes