Daawo:Dowlada hoose ee Garoowe oo lagu eedeeyey in wax kaqaban waayeen dabka ka kaca Garoowe

dab

Bulshada kunool Magalada Garoowe ayaa waxay eedeemo usoo jeediyeen dowlada hoose ee Garoowe waxayna sheegeen inay wax kaqaban waayeen sidii loo damin lahaa dababka ka kaca Garoowe, waxay kaloo sheegeen Magaalada Garoowe inaysan lahayn Dab damis loona baahan sida uGu dhaqsaha badan in lahelo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.