Xisbiyada Wadajir, Daljir, Kulan iyo Madasha Horusocod oo soo saaray War saxaafadeed

War saxaafadeedka ayaa ciwaan looga dhigay Xaqsoorida iyo cadaalad u sameynta 6-dii qof ee lagu dilay weerarkii 17-kii bishii December ay ciidamo ka tirsan NISA ku qaadeen Guri uu degenaa Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur.

Xisbiyada iyo Madasha ayaa ugu baaqay Hey’addaha  in si sharciga waafaqsanloogu xaqsooro dadkaas la dilay, isla markaana cadaalad la horkeeno dadkii ka dambeeyay.

Halkan hoose ka akhriso War saxaafadeedka ay soo saareen:-

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.