Daawo:Ciidamo katirsan Ilaalada Madaxtooyada oo Tababar Usocdo

Cutubyo ka tirsan Ururka 60aad ee Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ayaa tababar ku qaadanaya Villa Soomaliaya kuwaasi oo la rajeynayo in dhowaan loo soo xiro tababarkaas, Col Cumar C/raxmaan oo kamida saraakiisha Ciidamada Madaxtooyada ayaa sheegay in Ciidanka Tababarka uu usocda maanta ay qaateen Cashar ku saabsan Adkeysiga qofka, islamarkaana ay mareen socod dheer oo lug ah oo gaarayana 30 km oo wareeg ah, taasi looga gol leeyahay in Askariga uu noqdo mid u adkeeysta Haraadka, Baahida iyo Daalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.