Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2017

No Image

Baydhabo oo markii ugu horeysay marti gilineysa shir muhiim ah.

26th December 2017 admin 0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay ayaa soo sheegaya in maanta uu halkaasi uu ka furmi doono shir muhiim ah oo […]

ciyaar

Magalada Kismayo ayaa waxa si wayn loogu soo dhaweeyey Ciyaartoyda Xulka Jubaland ee Dhawaan ku Guul

26th December 2017 admin 0
muuday

Muuqaa:Xafladda Soo Dhaweynta Wariye Maxamed Muudey Oo Muqdisho Ka Dhacday

25th December 2017 admin 0
No Image

Gudiga Gurmadka Qaran Oo Mooto Bajaaj U Qaybiyey Dadkii ku Hanti Waayey Qaraxii Soobe

25th December 2017 admin 0
ban

Maqal iyo Muuqaal:Degmada Bangeele oo Xariga Laga Jaray Iskuul iyo Saldhig

25th December 2017 admin 0

Wasiiro katirsan Dowlad goboleedka Galmudug ayaa xariga ka jarey Iskuul iyo Saldhig Boolis laga hirgaliyay degmada Bangeelle ee gobolka Galgaduud Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Caabudwaaq […]

deg

Deg Deg Xildhibaanada Jubbaland oo Cambaareeyey ciyaartoyda jubbaland oo laka saaray lagana soo Tagay Kuwii Gedo

25th December 2017 admin 0

War hada naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Kumeel gaarka ah maamul goboleedka jubbaland ayaa waxay xildhibaanada Jubbaland carabaareeyeen kana Xumaadeen dhacdadi ka dhacday […]

awhirsi

Daawo:Wasiirka Cadaalada Jubbaland Adam awhirsi iyo wafti la socoda ayaa gaaray Magaalada Garbaharey ee Gobolka Gedo

25th December 2017 admin 0

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Cadaaladda iyo arimaha dastuurka ee Jubbaland Mudane Adam Aw Hirsi ayaa maanta gaaray xarunta Gobolka Gedo ee garbaharay, Wafdiga wasiirka waxaa […]

usa

​​Soomaalida Ohio ayaa soo dhaweeyay Dahir Omar oo u sharaxan Xildhibaan Xaafada 25 ee Columbus Ohio”Sawiro”

25th December 2017 admin 0

Columbus oo ah magaalada labaad ee Soomaalida ugu badan Mareykanka ay ku noolyihiin waxaa markii ugu horeysay ka biloowday isbadal ay samaynayaan aqoonyahano Soomaaliyeed oo […]

coldon

Ururka Kaalmee ayaa Deeq Lacageed oo 45 kun Gaarsiiyay Dadkii Wax Ku Noqday Qaraxii Zoobe

25th December 2017 admin 0

Gudoomiyaha Kaalmee kuwaan Samafale Cabdimaalik Muuse Coldoon iyo gudiga gurmadka Qaran ayaa waxay uqaybiyeen lacag dhan 45000 Dollar oo lagu soo hagaajiyey Coldoon waxaana loo […]

xabsi

Sargaal Xaday Saxiixa Madaxweynaha Puntland oo Garoowe lagu xiray

25th December 2017 admin 0

Ciidamada Amaanka Puntland ayaa waxaa la sheegay in ay Xabsiga dhigeen Taliyaha laanta ilaalada cashuuraadka puntland Axmed Cabdi Sugulle,kaasi oo lagu eedeeyay inuu Isticmaalay Saxiixa […]

Arday Kenyaan ah oo ku biiray Dagaalameyaasha Al-shabaab

25th December 2017 admin 0

Ugu yaraan 54 Arday ah oo ka tagay wax barashadoodii ayaa ku biiray Al-shabaab, Labadii Sano ee lasoo dhaafay sida ay shaaciyeen Booliiska Kenya. 44 […]

Madaxweyne Erdogan :-Soomaaliya waxaa ay leedahay Cadow badan oo Xetta ay ku jiraan Dalal Islaam ah..

25th December 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda aanu walalaha nahay ee Turkiga ayaa  ka hadlay Arimaha  Somalia mar u khudbad u jeedinayay Barlamanka Sudan oo uu manta  boqday. Madaxweyne Ordagan […]

balad

Wafdi ka socda Jubbaland oo maanta ku wajahan Beledxaawo oo ay xiisad ka taagan tahay

25th December 2017 admin 0

Wararka ka imaanaya degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in wafdi ka socda Jubbaland oo uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga C/rashiid Janan ayaa maanta lagu […]

Wararkii ugu dambeeyay dadaalada lagu ansixininayo Golaha Wasiirada Hirshabeelle

25th December 2017 admin 0

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa kulamo la leh Xildhibaanada iyo Odayaasha dhaqanka, isagoo dadaal ugu jira sidii loo ansixin lahaa Goliisa Wasiirada uu soo […]

Bandhiga Carwada Buugaagta ee Hiiraan oo Baladweyne Lagu soo Gabagabeyay”Sawiro”

25th December 2017 admin 0

Waxaa Lagu  soo gabagabeyay  Magaalada Baladweyne Bandhiga Carwada Buugaagta Hiiraan Book Fair , kaasoo ah sanadkii labaad oo la qabtay bandhigan, iyadoo ay ka soo […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 37 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes