Deg Deg Xildhibaanada Jubbaland oo Cambaareeyey ciyaartoyda jubbaland oo laka saaray lagana soo Tagay Kuwii Gedo

deg

War hada naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Kumeel gaarka ah maamul goboleedka jubbaland ayaa waxay xildhibaanada Jubbaland carabaareeyeen kana Xumaadeen dhacdadi ka dhacday maanta muqdisho Taas oo ah in Ciyaartoydi Jubaland Ee Muqdishu u Tagtay Tartanka Ciyaaraha Maamul Gobaleedyada lakala saarey.

Waxaana Magaalada muqdisho looga soo tagay Ciyaartoydi gobolka Gedo taas oo ka careysiiyey Xildhibanada Jubbland waxayna Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Islaam axmed Madoobe uGu baaqeen in raali galin ka bixiyo dadkii dhibkaas ka masuulka ahaana xilka Laga qaado.

Waxaa diyaarad Labaad loo diray dhalinyaradi Gobolka Gedo hoos ka aqriso Magacyadoodooda iyo Meeshay ka yimaadeen.

1. Kaafi sh farah. G/Harrey
2. A/weli A/Rahman Shariif. Bardera
3. A/kadir jama Ali Bardera
4. Mohamed. Aden. Mohamud. B/Hawa
5. Farah Aden. Osman B/

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.