Ururka Kaalmee ayaa Deeq Lacageed oo 45 kun Gaarsiiyay Dadkii Wax Ku Noqday Qaraxii Zoobe

coldon

Gudoomiyaha Kaalmee kuwaan Samafale Cabdimaalik Muuse Coldoon iyo gudiga gurmadka Qaran ayaa waxay uqaybiyeen lacag dhan 45000 Dollar oo lagu soo hagaajiyey Coldoon waxaana loo qaybiyey qoysas Agooma ah opo tiradooda tahay 45 qoys oo caruurtooda dhan yihiin 295 agoona.
Hoos kadaawo lacagta deeqda dalalka at ka kala timid

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.