Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2017

wiil

Qoyska wiil saqiir ah oo xabad wiifto ah ey kaga dhacday dhabarka dalka gudihiisana wax loogaga qaban ayaa Cawimaad adag daag ubaahan

28th December 2017 admin 0
No Image

Maxuu ku dhamaan doonaa kiiska Cabdi rahmaan Cabdi Shakuur? W/Q Cali Sheikh adam yusuf ” Cali Somali”

27th December 2017 admin 1

Arrinta cabdi rahmaan cabdi shakuur Warsame, waxay aheed mid kamid ah Arrimaha ugu hadal haynt badan Saxaafadda Iyo baraha Bulshada maalmahaan. Waxayna Isku raacsanyihiin dhamaan […]

shaasha

Muuqaal:Golihii Wasiirada Hirshabeele Xageebaad ku ogeyd warbixin By Wariye Sarre Shaashaa

27th December 2017 admin 0

Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle oo maanta kulan ku lahaa Magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle ayaa goor-dhaw codka kalsoonida siiyay Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Waare. Xildhibaano gaaraya […]

aqalka

Xildhibaanada haweenka ee aqalka sare ayaa doortay guddoomiyaha ururka haweenka Baarlamaanka Soomaaliya

27th December 2017 admin 0

Xaflad lagu Dooranayey Gudoomiyaha Haweenka Dumar Aqalka Sare ayaa ka dhacday Xarunta Aqalka Sare Doorashadan waxaa ku tartamaya Sagaal Gabdhood oo Aqalka Sare kamida, Waxaana […]

No Image

MaqalIyo Muuqaal+Sawiro:Haweenka degmada Caabudwaaq ayaa soo dhaweeyay Heshiish Nabadeed oo u furmay Beelaha daga magaalada Caabudwaaq.

27th December 2017 admin 0

Haweenka degmada Caabudwaaq ayaa soo dhaweeyay Heshiish Nabadeed oo u furmay Beelaha daga magaalada Caabudwaaq, Haweenkaan ayaa iskaga Kala yimid Lixda xaafadeed ee ka kooban […]

shakur

Caqabado soo wajahay Cabdirahman CabdiShakuur iyo Maxkamada Racfaanka oo waqti Cusub uqabatay dhagesiga dacwadiisa

27th December 2017 admin 0

Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa Maanta dib u dhigtay dhageysiga dacwad loo heystay Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo la filayay in ay Maanta ka dhacdo […]

Siyaasiga danaha shisheeyaha ka shaqeeya ee Abdirahman Abdishakur oo manta aan xaadiri doonin Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir

27th December 2017 admin 0

Warar lagu kalsoon yahay oo uu helay gedo Times.com, ayaa sheegaya in maanta oo Arbaco ah aanu maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir tagi doonin s C/raxmaan […]

gaas

Madaxweynaha Puntland oo maanta booqanaya Ciidanka isku dhafka ah ee ka jira Magaalada gaalkacyo

27th December 2017 admin 0

Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas  Madaxweynaha Puntland ayaa la   filaya inuu  booqan doona saldhiga ciidamada isku dhafka ee ka soo kala jeeda labada maamul ee […]

deg

War deg deg ah-:Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo codka Kalsoonida Helay

27th December 2017 admin 0

Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle oo maanta kulan ku lahaa Magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle ayaa goor-dhaw codka kalsoonida siiyay Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Waare. Xildhibaano gaaraya […]

No Image

Wasiirka Caafiimadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa booqatay Isbitaalada Garoowe

27th December 2017 admin 0

Cumar C/rashid oo ka hadlay Khaladaadka dowlada Somalia ee ka dhacay 2017 & Isbedelada laga sugaayo inay la timado 2018

27th December 2017 admin 0

Ra’isul wasaarihi hore ee Somalia, Cumar Cabdirishiid ayaa ka hadlay qiimeynta sanada 2017 ee hadda gabagabada ah, waxa uuna sheegay inay jiraan khaladaad iyo waxyaabo […]

Soomaaliland oo ka jawaabtay hadal ka soo baxay Kooxaha Xuutiyiinta Yemen.

27th December 2017 admin 0

Kadib markii  war la sheegay in uu kasoo baxay Kooxda Xuutiyiinta oo ku aadan in ay gantaallo ku garaaci doonto Magaalada Hargeysa ayaa arinta waxaa […]

Dhageysiga Dacwada loo heysto C/raxmaan C/shakuur oo saaka ka bilaabanaya Maxkamadda Racfaanka

27th December 2017 admin 0

Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Bnaaadir ayaa saaka dib u fureysa kiiskii ay soo afjartay Maxkamadda Gobolka Banaadir ee dacwadii loo heystay Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur warsame, […]

Sarkaal ka tirsan Ciidamada Puntland oo xalay lagu dilay Waqooyiga Gaalkacyo

27th December 2017 admin 0

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa xalay lagu dilay meel ku dhow gurigiisa oo ku yaalla waqooyiga Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Sarkaalkan oo lagu […]

Al-Shabaab oo la Sheegay inay Go’doomiyeen Degaano ka tirsan Gobalka Gedo.

27th December 2017 admin 0

Deegaano dhowr ah oo kamid ah gobolka gedo ayaa la sheegayaa in ay go’doomiyeen Al-shabaab oo aan la isugu gudbi Karin, islamarkaana Ay adag tahay […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 37 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes