MaqalIyo Muuqaal+Sawiro:Haweenka degmada Caabudwaaq ayaa soo dhaweeyay Heshiish Nabadeed oo u furmay Beelaha daga magaalada Caabudwaaq.

Haweenka degmada Caabudwaaq ayaa soo dhaweeyay Heshiish Nabadeed oo u furmay Beelaha daga magaalada Caabudwaaq, Haweenkaan ayaa iskaga Kala yimid Lixda xaafadeed ee ka kooban tahay degmada Caabudwaaq.

Maxamuud Maxamed Cabdi ayaa haweenka ku booriyey inay ka qayb qaataan Nabadeynta lana dardaarmay Haweenka degmada Caabudwaaq ayaa soo dhaweeyey taladii iyo dar daarankii

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warkaan ka soodiray Caabudwaaq


cw

cw

cw

cw

cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.