Xildhibaanada haweenka ee aqalka sare ayaa doortay guddoomiyaha ururka haweenka Baarlamaanka Soomaaliya

aqalka

Xaflad lagu Dooranayey Gudoomiyaha Haweenka Dumar Aqalka Sare ayaa ka dhacday Xarunta Aqalka Sare Doorashadan waxaa ku tartamaya Sagaal Gabdhood oo Aqalka Sare kamida, Waxaana ku guuleysatay Gudoomiyaha Shugri Aadan Maxamuud, kuxigeenkana waxaa loo doortay.

.
Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/laahi ayaa sheegay in Gabdhaha Soomaaliyeed Hormuud u yihiin Dalka loona baahan in Dumarka Soomaaliyeed isku doobnaadaan, Waxaan rabnaa in markasta Dumarka Soomaaliyeed mid noqdaan meelkasta oo ay joogaan, waxaa kale oo aan rabnaa in Dumarka ku jira Baarlamaanka Soomaaliya ay mid noqdaan taasna hormar lagu gaari karo.

Haweenka ka shaqeeya Ururada Bulshada rayidka ah, Gobolka Banaadir, Xubno ka socda Xafiiska Q M ee Soomaaliya iyo Fanaanada Hiba Nuura.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.