Muuqaal:Golihii Wasiirada Hirshabeele Xageebaad ku ogeyd warbixin By Wariye Sarre Shaashaa

shaasha

Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle oo maanta kulan ku lahaa Magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle ayaa goor-dhaw codka kalsoonida siiyay Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Waare.
Xildhibaano gaaraya 74 mudane ayaa Codka kalsoonida Siiyay Xukuumadda waxaana diiday 2 mudane oo kaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.