War deg deg ah-:Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo codka Kalsoonida Helay

deg

Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle oo maanta kulan ku lahaa Magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle ayaa goor-dhaw codka kalsoonida siiyay Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Waare.

Xildhibaano gaaraya 74 mudane ayaa Codka kalsoonida Siiyay Xukuumadda waxaana diiday 2 mudane oo kaliya.

Arintaan ayaa timid kadib is afgarad dhex-maray Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Baarlamaanka Hirshabeelle kadib kulamo xalay ilaa shalay ay ku lahaayeen Jowhar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.