Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2017

Saraakiisha Ciidamada Xooga oo gobalka gedo ka baadi goobaya hogaamiyaha ugu sareeya Al-Shabaab

5th December 2017 admin 0

Taliyaha Qeybta 43 Aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya general cismaaciil Saxardiid  oo la hadlay idaacadda ku hadasha afka ciidamada qalabka sida ayaa waxaa uu […]

wsiir

Wasiirka Amniga ” Waan ku guuleysanay amaanka magaalada Muqdisho”

5th December 2017 admin 0

Wasiirka amniga Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow  ayaa faah faahin ka bixiyay xaaladda amaan ee Soomaaliya gaar ahaan amaanka magaalada oo maalmihii la soo dhaafay […]

Puntland oo sheegtay in Itoobiya ay la Wareegtay Dhul ku yaalla Degaanno ka tirsan Gobolka Mudug.

5th December 2017 admin 0

Duqa Degmada Gaalkacyo Ee Maamulka Puntland Maxamuud Yaasiin Tumeey oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiya ay la […]

qamar

Wasiirrada warfaafinta iyo haweenka oo baarlamaanka Jubaland hortagay

5th December 2017 admin 0

Wasiirrada warfaafinta iyo haweenka Jubbaland ayaa hortagay baarlamaanka Jubaland waxayna ka warbixiyeen wax qabadkii wasaaradahooda kadibna waxaa barlamaanka jubbaland waydiiyeen su’aalo ku saabsan wasaradaha wasiiradaan. […]

Madaxweyne Farmaajo “Dowladda waxaa ka go’an dhismaha Ciidan Qaran oo tayo leh”

5th December 2017 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay furitaanka Shirweynaha Amniga Soomaaliya ee ka furmay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay […]

Akhriso-:War-Murtiyeedkii laga soo saaray Shirkii amniga ee ka dhacay Muqdisho

5th December 2017 admin 0

Shirka Amniga Qaranka oo Madaxweeynaha Soomaakiya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu shalay ka Furay Magaladda Muqdisho ayaa Maanta lasoo Gabangabeeynayaa iyado isla shalayba la soo saaray […]

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo rajo ka muujiyay Shirka ka socda Muqdisho ee amaanka.

5th December 2017 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in natiijo wanaagsan ay ka soo baxdo Shirka ka socda magaalada Muqdisho ee […]

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo saakay Afar nin oo shabaab lagu eedeeyay Xukun ku riday.

5th December 2017 admin 0

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta Xukun ku riday rag lagu soo eedeeyay in ay ka tirsan Yihiin Al-Shabaab kuwaas oo qaarkood la […]

No Image

Wadooyinka Muqdisho oo maalintii Labaad u xiran Shirka ka socda Muqdisho

5th December 2017 admin 0

Waxaa maalintii xiran Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho iyadoo lagu arkayo Ciidamo ka tirsan kuwa amaanka Soomaaliya, Dadweyne badan oo lugeynaya ayaa maalintii Labaad lagu […]

Uganda oo bilaabaysa in ciidankeedii ugu horeeyay kala baxeyso Soomaaliya.

5th December 2017 admin 0

Afhayeen u hdlay Ciidamda Uganda ayaa sheegay in ay ka saarayan bishaan dabayaaqadeeda Askar gareysa 281 askri oo ka mid ah Howlgalka AMISOM waxana ay […]

banadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta la wareegay qarashaadka ku baxaya Iskuul ku yaal degmada Shangaani

5th December 2017 admin 0

Iskuulka Shariif Qulateen ee ku yaala Degmada Shangaani ee gobolka Banaadir iskuulkaan aya waxaa waxka barta araday tiradooda kor udhaaftay 500 waxaana la dhigtaa galab […]

xoolo

Qiimaha xoolaha suuqa Dhoobleey ayaa hoos udhacay

5th December 2017 admin 0

Qiimaha Lakala siisto xoolaha ayaa hoos udhac laga dareemayaa Suuqyada Magaalada Dhoobley, Xoos udhaca qiimaha Xoolaha ayaa waxaa sababay ayaa la leeyahay suuqyadii loo iibgayn […]

nadara

Galmudug ayaa Isku duwaha caafimaadka Caabudwaaq umagacowday C/qaadir Yuusuf Nadaara

4th December 2017 admin 0

Wareegto Ka soo baxaday wasaarada Cafimaadka maamul goboleedka Galmudug ayaa waxaa lagu magaacab Iskuduwaha Caafimaadka degmada Caabudwaaq Mudane C/Qaadir Yuusuf Maxamed Nadaara, wareegtadaab lagu magaacaba […]

axmed madoobe

Daawo:Khudbadda Madaxweyne Axmed Madoobe shirka Amniga qaranka ee Muqdisho ka furmay

4th December 2017 admin 0

madaxweynaha Jubbaland Axed Madoobe oo isna ka hadlay Wejiga Labaad ee shirkii London ayaa tilmaamay iney muhiim tahay in la dhaqan geliyo go’aamada ka soo […]

xaaf

Khudbadda Madaxweyne Xaaf shirka amnga qaranka ee Mudisho ka furmay

4th December 2017 admin 0

Axmed Ducaale Geele Xaaf,madaxweynaha Galmudug oo khudbad ka jeediyay shirka ayaa sheegay in Al-Shabaab iyo Burcadbadeeda awooda la wiiqay,isagoo hadalkiisa intaasi ku daray in Galmudug […]

Posts pagination

« 1 … 30 31 32 … 37 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes