Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta la wareegay qarashaadka ku baxaya Iskuul ku yaal degmada Shangaani

banadir

Iskuulka Shariif Qulateen ee ku yaala Degmada Shangaani ee gobolka Banaadir iskuulkaan aya waxaa waxka barta araday tiradooda kor udhaaftay 500 waxaana la dhigtaa galab iyo subax macalimiinta ayaanan qaadan mudo mushaarkoodii.

Maamulka gobaolka Banaadir ayaa waxaay ka war heleen baahida ka jirta iskuulkaan kadib waxay balan qaadeen inay lawareegayaan Mushaarkii macalimiinta iyo tayeytan dusigaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.