Uganda oo bilaabaysa in ciidankeedii ugu horeeyay kala baxeyso Soomaaliya.

Afhayeen u hdlay Ciidamda Uganda ayaa sheegay in ay ka saarayan bishaan dabayaaqadeeda Askar gareysa 281 askri oo ka mid ah Howlgalka AMISOM waxana ay qayb ka tahay kun Askri oo lagu dhimayo Howlgalka AMISOM iyadoo loo diyaar garoobayo ka bixitaanka ciidamadaasi sanadka soo socda ee 2018-ka
Afhayeenka waxa uu shaaca ka qaaday in ay doonayaan in ay arkaan Ciidamda Soomaalida oo amaanka iyo xasiloonida dalkooda la wareegaya si looga maarmo ku tiirsanaanta ciidanka Shisheeye, Uganda Soomaaliya waxaa ka jooga Askar dhan Lix kun oo Askari
Bishaan ayaa la filayaa in sidoo kale wadamada ay Ciidanka ka jogaan Somalia ay qeyb ahaan kala baxaan dalka iyadoo qararakii Golaha amaanka Ka jawaabaya, Dowlada mareykanka ayaa durba ka muujisay walaac ka bixitanka AMISOM ee Soomaaliya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.