Wadooyinka Muqdisho oo maalintii Labaad u xiran Shirka ka socda Muqdisho

Waxaa maalintii xiran Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho iyadoo lagu arkayo Ciidamo ka tirsan kuwa amaanka Soomaaliya,
Dadweyne badan oo lugeynaya ayaa maalintii Labaad lagu arkayaa wadooyinka iyo xaafadaha qaar kuwaas oo kuu sheegayo dhibaatada ay ku qabaan Xirnaanishiyaha wadooyinka.
Wadooyinka xiran waxaa ka mid ah School Plozia, Maka Al-mukarama, Sayidka, Ceelgaabta, Wadnaha, Soddanka iyo wadooyinka kale oo muhiim ah kuwaas oo loo xiray Shirka ka socda magaalada Muqdisho ee looga hadlaayo amaanka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.