Wasiirrada warfaafinta iyo haweenka oo baarlamaanka Jubaland hortagay

qamar

Wasiirrada warfaafinta iyo haweenka Jubbaland ayaa hortagay baarlamaanka Jubaland waxayna ka warbixiyeen wax qabadkii wasaaradahooda kadibna waxaa barlamaanka jubbaland waydiiyeen su’aalo ku saabsan wasaradaha wasiiradaan.

siada aya sheegayaan dadka ka faalooda arimaha Jubbaland ayaa sheegaya in arintaan wasiirada hortagaya baarlamanka jubbaland at tahay wax laysku aadiyey ee aysan ahayn la xisaabtan oo hadii cid lala xisaabtami lahaa waxaa la xisaabtan ubaahan Madaxwaynaha Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.