Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2017

No Image

Daawo:Kulankii aminga looga Hadlaayey ee kadhacay Degmada Balanbale

16th December 2017 admin 0
kis

Daawo+Sawiro:Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland Ee Kusugnaa Gobolka Gedo ayaa Dib ugu soo laabtey Kismaayo

16th December 2017 admin 0

Waxaa Magaalada kismaayo dib uGu soo laabatay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Jubbalandoo ee Kusugnaa Gobolka Gedo iyagoo halkaas ugu maqnaa hawl shaqo iyagoo kulamo la […]

No Image

Shir looga hadlaayo Amaanka oo uu ka qayb galay M kuxigeenka Galmudug iyo Ugaas barre Taakooy ayaa ka dhacay Balanbal”Sawiro”

16th December 2017 admin 0

Madaxweyne kuxigeenka mamulka galmudug iyo wafdi uu hogaminayo oo maalmihii ugu danbeyay kusugnaa dagmada balanbale ayaa maanta bulshada dagmada balanbal ufuray shir looga hadlayo geedi […]

KULANKII GUUD GOLAHA SHACABKA AYAA GOOR DHOW LAGU SOO GABABA GABEEYAY XARUNTA GOLAHA IYADOO SIDOO KALE LA SOO XIRAY KALFADGII 2-AAD EE GOLAHA Shacabka

16th December 2017 admin 0

Kalanka Maanta Mudanayasha Golaha Shacabka ay yeesheen Xarunta Golaha ayaa Waxaa Shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sh.Cismaan Jawaari, Mudanayaasha Kulankaan Soo xaadiray ayaa […]

No Image

Daawo:Gaalkacyo oo laga qaaday Isbaaradii Taalay

16th December 2017 admin 0

Taliyaha Ciidamada xoogga Soomaaliyeed Cabdi-wali Jaamac Gorod iyo Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle iyo Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa maanta ku guuleystay in […]

No Image

Maleeshiyadii Mukhtaar Roobow ee Abal oo Abaabulaya dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

16th December 2017 admin 0

Wararka naga soo gaarayo gobalka Bakool ayaa koofur Galbeed ee Soomaliya ayaa soo sheegayo in ay halkaasi ka jitro xiisad dagaal iyo Abaabul ay wadaan […]

No Image

Taliyaha Ciidamada Xoogga oo maanta furay wadooyin ku xirmay Dagaalkii Gaalkacyo + SAWIRO

16th December 2017 admin 0

Taliyaha Ciidamada xoogga Soomaaliyeed Cabdi-wali Jaamac Gorod iyo Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle iyo Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa maanta ku guuleystay in […]

alqaadi

Wafti kasocda gobolka Gedo ayaa u ambabaxay Magaalada Muqdisho

16th December 2017 admin 0

Waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ka duulay wafti uu hogaaminaayo Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Gedo Shiiq Maxamed Xuseen Al-qaadi waxayna kusii jeedaan Magaalada […]

map

Wararkii ugu dambeeyay ku dhawaad 70 ruux Soomaali ah oo lagu dilay degaanka Gadule

16th December 2017 admin 0

65 ruux oo Soomaali ah ayaa lagu dilay degaano ka mid ah Ismaamulka Somalida iyo Oromada ee dalka Itoobiya sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid […]

No Image

Kooxo hubaysan oo ruux ku dilay Degmada Hawlwadaag

16th December 2017 admin 0

Kooxo hubaysan ayaa xalay waqti dambe waxa ay nin ku dileen xaafada Shanta Geed ee Degmada Hawlwadaag, meel ku dhaw Xarunta Degmada ay ku taallo. […]

Gudoomiyaha gobalka Banaadir oo Culimada Soomaliyeed ugu baaqay in dhalin yarada Soomaaliyeed ay Wacyo geliyaan

16th December 2017 admin 0

Gudoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Thaabid Cabdi Maxamed mar uu la hadlay war baahinta ayuu ka dalbaday culimadda Soomaliyeed, imaamyada masaajidyada iyo waliba […]

Madaxwaynaha Zimbabwe oo balanqaaday in dimuqraadiyada uu xushmayn doono

16th December 2017 admin 0

Xisbiga haya talada dalka Zimbabwe ee ZANU-PF ayaa taageeray in madaxwayne, Emmerson Mnangagwa, uu noqdo hogaamiyaha xisbiga. Madaxwayne Mnangagwa ayaa sidoo kale noqonaya musharaxa tartanka […]

No Image

Dowladda Federaalka oo sheegtay in ay Xoojineyso la Xisaabtanka Milatariga Soomaaliya

16th December 2017 admin 0

Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo in muddo ah waday isla xisaabtanka hay’adaha Dowladda si loola dagaallamo musuqmaasuqa, ayaa bilowday daraasad lagu hubinaayo tirada ciidamada iyo bixinta […]

Soomaali lagu laayahay Dalka Itoobiya

16th December 2017 admin 0

Wararka nagasoo gaaraaya deegaano ka mid ah ismaamulka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in dad Soomaali ah oo tiradooda ay gaareyso 65 qof lagu […]

Kalfadhiga Labaad Ee Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta la soo xirayo

16th December 2017 admin 0

Maanta oo Sabti ah 16-ka December waxaa lagu wadaa in Xarunta Golaha Shacabka Ee Magaalada Muqdisho lagu soo xiro Kalfadhiga Labaad Ee Xildhibaanada Golaha Shacabka […]

Posts pagination

« 1 … 17 18 19 … 37 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes