Shir looga hadlaayo Amaanka oo uu ka qayb galay M kuxigeenka Galmudug iyo Ugaas barre Taakooy ayaa ka dhacay Balanbal”Sawiro”

Madaxweyne kuxigeenka mamulka galmudug iyo wafdi uu hogaminayo oo maalmihii ugu danbeyay kusugnaa dagmada balanbale ayaa maanta bulshada dagmada balanbal ufuray shir looga hadlayo geedi socodka nabada.

Kulankan uu manta kafuray dagmada balanbale madaxweyne kuxigeenka mamulka galmudug maxamed xashi Carabay ayaa loo ga hadlayay geedi socodka nabadeenta deganka iyadoona ay kasoo qayb galeen cuqasha.dhalinyarada haweenka .wafdigi uu hogaminayay madaxweyna kuxigeenka iyo ugaas axmed bare cali xabun.

Ugu horeen waxaa kulanka furay ugaas beelaha sade ugaas axmed bare cali xaabun isagoona dadka deganka kubararujiyay in nabada laga shaqeyo mamulka dagmada balanbal iyo qaar kamida odayasha deganka oo gobta kahadlay ayaa tilmamay ahmiyada ay nabadu leedahay.

xubno kamida wafdigi uu hogaminayay madaxweyne kuxigeenka oo gobta kahadlay ayaa ku amanay dadka deganka dadalka ay ugu jiran radinta nabada iyo hormarka ugu danbeyn madaxweyne kuxigenka mumulka galmudug oo gobta ka hadlay ayaa kawarbixiyay habsami usocodka nabadenta mamulka galmudug iyo ujedoyinka uga adan balanbal.
by mahad bashiir cismaan
balnabl

balanbl

balabal

balanbal

mshad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.