Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2017

No Image

Daawo: Kulankii Dhexmaray R/wasaare Khayre iyo Cabdi qeybdiid

31st December 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo xildhibaanada dowlada Soomaliya ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho ku booqday Cabdi […]

muuse

Daawo:Madaxwayne Muuse Biixi iyo wasiirkiisa Awqaafta oo isku af dhaafay Munaasabada 2018

31st December 2017 admin 0

Wasiirka Awqaafta iyo Diinta Soomaliland Shiiq khaliil Cabdulaahi Axmed waxuu uga digay inay sameeyaan dabaal dagyo ay kuxusayaan sanad guurada Sanadka Cusub 2018 waxuuna mamnuucay […]

No Image

Somaliland Oo Mamnuucday Dabaal Daga Sanadka Cusub 2018-ka

31st December 2017 admin 0
baladxaw

Dhageyso:Gudiga Difaaca Golaha Shacabka oo go’aan ka soo saaray Xiisada Balad Xaawo

31st December 2017 admin 0

Guddiga Difaaca Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Darbiga Dowladda Kenya ka dhisayso xaduudka ay wadaan Soomaaliya iyo kenya, […]

timo

Daawo:Dowlada Muuse Biixi oo shaqadii u horaysay oo ay qabato Noqotay Timaha Dhalinta

31st December 2017 admin 0

Ciidamada Booliska Soomaliland ayaa waxay Bilaabeen Jarista Dhalinta timahooda kala dheereeya ayakoo sheegay inay tahay dhaqan xumo, goobaha Timaha lagu jaro aya mashquul noqday kadib […]

Ciidamada amaanka Soomaaliya oo qabtay qarax loo waday Gudaha Kenya.

31st December 2017 admin 0

Ciidamada amaanka Soomaaliya ayaa la sheegay in ay qabtayn qarax loo waday Gudaha Kenya kaas oo laga gudbinayay Xadduuda Soomaaliya ay Kenya kala wadaagto ee […]

Golaha Aqalka Sare oo ka doodaya weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Cabdi Qaybiid.

31st December 2017 admin 0

Xildhibaanada Golaha aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa kulan gaar ah xiligaan ku leh magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xaruntooda waxayna ka doodayaan weerarkii lagu qaaday Guriga […]

No Image

Akhriso; Bayaan ay Hay’ada Culumada Soomaaliyeed ka soo saareen xaalada Siyaasadeed

31st December 2017 admin 0

Hay’ada Culumada Soomaaliyeed ayaa soo saartay bayaan ay ugu magac dartay Bayaanka Culumada Soomaaliyeed ee ku aadan khilaafka dalka,iyadoo ka digtey isticmaalka awooda aan sharciga […]

deg

War deg deg ah-:Qarax goor-dhaw ka dhacay magaalada Muqdisho.

31st December 2017 admin 0

Ugu yaraan hal Askari ayaa ku dhintay in ka badan 3 kalane waa ay ku dhaawacmeyn kadib Qarax saakay aroortii ka dhacay wadada Warshadaha ee […]

Dowladda Uganda oo sheegtay in ay dhameestir-tay la bixitaanka Wijiga 1-aad ee Ciidanka ka jooga Soomaaliya.

31st December 2017 admin 0

Dowladda Uganda ayaa sheegtay in ay dhameestirayn la bixitaanka qaybta koobaad ee Ciidamada ka jooga Soomaaliya kadib hadal ay dhawaan soo saartay Dowladda Uganda. Qoraal […]

Taliyihii hore ee CXS oo Dowaldda ka dalbaday in ay la soo wareegto Ciidanka loo tababaray oo ay Dowladaha kale maamulaan.

31st December 2017 admin 0

Taliyihii hore ee Ciidamada Xoogga Soomaaliya Gen Yuusuf Xuseen Dhuumaal oo la hadlay Idaacadda Kulmiye ayaa Cambaareeyay weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale […]

Akhriso Maqaal muhiima oo ku saab san qorshayaasha ay damac sanaayeen imaaraadka iyo fashilada ay la Kulmeen

31st December 2017 admin 0

Dabayaaqadii 2016-ka Ayay bilowday in Dowladda Imaaraadku ay dhaqaale badan ku bixiso in uu Soomaaliya Madaxwayne ka noqdo Siyaasi ku shaqeeya aragtidooda guracan, iyo boobka […]

Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya oo ku baaqay in Imaaraadka laga saaro Soomaaliya

31st December 2017 admin 0

Faarax Macallin  Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Dalka Kenya oo bartiisa Twitter-ka soo dhigay qoraal kooban ayaa waxaa uu uu ugu hadlay dhibaatada ka […]

Maleeshiyaadkii ku dagaalamay degaano ka tirsan gobalka Sool oo la kala qaaday

31st December 2017 admin 0

Wararka Naga soo gaaraya Degaano ka tirsan gobalka Sool ayaa waxaa uu sheegayaa in Maleeshiyaadkii ku dagaalamay degaanka Gumbur la kala qaaday,islamarkaana halkaasi lagu heshiiyay […]

Golaha Aqalka Sare oo maanta ka shiraya Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2018.

31st December 2017 admin 0

Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan Ku yeeelanaya Xarunta ay Ku shiraan ee magaalada Muqdisho, waxaana Xildhibaanadu ka doodi doonan Misaaniyadda […]

Posts pagination

1 2 … 37 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes