Akhriso; Bayaan ay Hay’ada Culumada Soomaaliyeed ka soo saareen xaalada Siyaasadeed

Hay’ada Culumada Soomaaliyeed ayaa soo saartay bayaan ay ugu magac dartay Bayaanka Culumada Soomaaliyeed ee ku aadan khilaafka dalka,iyadoo ka digtey isticmaalka awooda aan sharciga ahayn.

Bayaankan oo ka kooban lix qodob ayaa Hay’ada Culumada Soomaaliyeed waxa ay ugu baaqday shacabka Soomaaliyeed inay ilaashadaan diintooda,dowladnimadooda iyo walaaltinimadooda.

Halkan hoose ka aqriso Bayaanka ay soo saareen hay’ada Culumada Soomaaliyeed
Cilimo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.